WALI KUMA KALSOONI SHEEKH SHARIIF

January 14th, 2009  saxansaxopress

Gudoomiyaha isbahaysiga dib u xoraynta garabka Asmara ayaa maanta sheegay inaanu wali ku kalsoonayan ka bixitaanka ciidamada ithiopia ay tidh waanu ka baxaynaa waddanka soomalia.

Gudoomiyaha Sheekh Xassan oo waraysi dheer siiyay BBC  laanta af-soomaliga ayaa waxa uu ku nuuxnuuxsaday oo uu u sheegay BBC in ka bixitaan daayoo wali ay ciidamada Ithiopia ay ku sii fidayaa meelo cusub oo aanay hore ugu jirin, sidaas daraadeed uu Gudoomiyuhu ka muujiyay walaac inaan la hubin in ay Ethiopia ka baxayso dalka soomaaliya.

saxannews.europa