SACIID ABDISAMED IYO XAASKIISA
ABDISALAAN X. XASSAN IYO XAASKIISA
AXMED AW-MAXAMED IYO XAASKIISA ALI AADAN IYO XAASKIISA
CALI XASAN (ASAD) IYO XAASKIISA
ABDILAAHI CUKUSO IYO XAASKIISA AXMED GOOD IYO XAASKIISA
DHAMAAN DADKAAS OO KALA JOOGA YURUB, DOHA,JABUUTI IYO DALKA GUDIHIISA MAGAALADA HARGAYSA WAXAY TACSI U DIRAYAAN XALIIMO XASSAN IYO CARUURTEEDA OO ODAYGEEDII ABAADIR XASSAN AXMED DHAWAAN KU GEERIYOODAY MAGAALADA JONKOPING EE CARIGA DALKA SWEDEN WAXAANANU LEENEHAY ILAAHAY SAMIR IYO IIMAAN HA KASIIYO IYADA IYO CARUURTABA INA ILAAHAY QABRIGA HA U NUURO AAMIIM